Xisbiyada Mucaaredka ee KULMIYE iyo UCID ayaa markii u horaysay si rasmi ah uga hadlay kulankii habeen hors-Madaxtooyadu ku dhex maray xukuumadcla Madaxweyne
Rayaale iyo xisbiyada Mucaaradka.
Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland oo ku gudo jira bilowga kal-fadhl aan caadi ahayn, ayaa fadhigoodii shalay dood kulul ka yeeshay murannada sharci iyo ismaandhaafka siyaasadeed ee ka dhex alo
Kulan-hawleed soconayey muddo laba maalmood ah oo laga arrinsanayey doorka saxaafadda ku leedahay marxaladda cusub ee xilligan dalku ku jiro iyo qodobo kale co muhiim ah, ayaa shalay lagu soo gebogabe